Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia oo War cusub soo saaray

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku bogaadinayaan haweenka Soomaaliyeed kaalintooda mugga leh ee ku aaddan nabadda iyo horumarka dalka, waxayna ku baaqayaan in madaxda Soomaaliyeed ay qaadaan tallaabo cad si loo xaqiijiyo sinnaanta jinsiga iyo ka-qaybgal buuxa oo haweenku ku yeeshaan dhammaan qaybaha nolosha “Sanadihii la soo dhaafay … Continue reading Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia oo War cusub soo saaray